berberatoday.com
Baaq Siyaasadeed: Aad iyo aad ayaan usoo dhawaynayaa in xukuumadda Djibouti kala noqoto 400 ee baasboor ee ay siisay qaar ka mid ah siyaasiyiinta, ganacsatada iyo madaxdhaqameedyada Somaliland. Siyaasi Yuusuf Budle
May 21, 2016 - Written by Berbera Today

Baaq Siyaasadeed: Aad iyo aad ayaan usoo dhawaynayaa in xukuumadda Djibouti kala noqoto 400 ee baasboor ee ay siisay qaar ka mid ah siyaasiyiinta, ganacsatada iyo madaxdhaqameedyada Somaliland. Siyaasi Yuusuf Budle

Baaq Siyaasadeed:  Aad iyo aad ayaan usoo dhawaynayaa in xukuumadda Djibouti kala noqoto 400 ee baasboor ee ay siisay qaar ka mid ah siyaasiyiinta, ganacsatada iyo madaxdhaqameedyada Somaliland.  
Waa guul usoo hoyatay Somaliland, qaybna ka noqondoonta in dadka reer Somaliland u madaxbanaanaadaan milgahooda siyaasadeed. 
Mar kale waxa aan hambalyo weyn u dirayaa aqoonyahanaddii, siyaasiyiintii iyo ugu weynaan suxuufiyiintii nagala qaybqaatay dagaalka iyo wacyigelinta aanu ka galnay arrinkan (Shaacinta siyaasadaha qarsoon ee Dictator Ismacil Cumar Geele kula dhaqmo Somaliland). 
Waxa aanu ku faraxsanahay in kacdoonkii iyo dagaalkii aanu ku bilownay dad aad u tiro yar muddo 2 sanno laga joogo uu maanta marayo meeshii ugu saraysay. Waxa aanu u sheegaynaa dadweynaha Somaliland in wax aad u yari inooga hadhsan tahay xidhiidh u jaridda xukuumadda Keligii-taliye Ismacil Cumar Geele iyo weliba kaqaybqaadashada ka tuurida kursiga uu ku raagay. 
 
Guul iyo Gobonimo waxaa leh dadkii iyo dalkii isku tashada. 
Allaa Mahad Leh 
Yusuf Budle,  NURP Chairman
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews