Daawo Muuqalka”Fanaan Dhulka Somalida Caan Ka Ah Oo Dawaarle Noqdey
May 21, 2016 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Fanaan caan ka ah dhulka Somlida ay degto ayaa waxaa uu hada dawaarle ka noqdey dalka Somaliya ka dib markii uu muddo 25 Sanno ah ka maqanaa dalka Somaliya
Fanankan oo lagu magacaabo Shimaali Axmed Shimaali ayaa waxaa uu ka sheekeyey sababta uu dawaarle u noqdey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com