berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Fanaanad Mas Kobra Ah Oo Ay Ku Ciyaaraysay Qaniinay Oo Ku Dhimatay Masraxii Ay Ka Heesaysay
May 21, 2016 - Written by Berbera Today

Daawo: Fanaanad Mas Kobra Ah Oo Ay Ku Ciyaaraysay Qaniinay Oo Ku Dhimatay Masraxii Ay Ka Heesaysay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanada Irma Blue ayaa bandhig muusig ee ay ku dhimatay ka dhigaysay
Fanaanad u dhalatay dalka Indonesia oo lagu magacaabo Irma Blue, ayaa ku hor dhimatay kumanaan dadweyne ah oo u soo daawasho tagay, heesaheeda muusiga qoob ka ciyaarka ee Pop-ka ay ku qaado, waxaanay gabadhani ku naf baxday masraxii ay ka heesaysay, ka dib markii uu qaniinay Mas nooca Kobraha loo yaqaano ah, kaas oo qayb ka ahaa hab masrixiyeedka bandhig faneedkeeda.
Fanaanada Irma Blue ayaa bandhig muusig ee ay ku dhimatay ka dhigaysay, degmada Karawang ee galbeedka Java ee dalka Indonesia, waxaanay si khaldan u qaaday mas Kobre ah oo ay ku ciyaarto marka ay heesaha qaadayso.
https://www.youtube.com/watch?v=RmsrYAd8q-A

 

https://www.youtube.com/watch?v=hUK6_sd1IQw

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews