berberatoday.com
GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI CABDI RAHMAN CIRO SAFARKIISA UU DEBADA KU MARAAYA GUULOTAARIIKHIYA AYUU SOMALIALND U SOO HOYATAY”W/Q XAAJI CABDI JAAMAC AADAN
May 21, 2016 - Written by Berbera Today

HØRE AYAYNU UGA SOO HADALAY LABADA MUSHARAX MADAXWAYNE EE KALE MAANTA WAXAYNU HADLI GUDOOMIYAHA WADANI I
CABDIRAXMAN CIRO SAFARKIISÅ Uu Ku Maraayo  Dalalka Diobada UU LA KULMAY MARKAAN QIIMEEYO WAXAAN U ARKAA GUUL U SOO HOYATAY SOMALILAND WAA GUUL QOF KASTA MUWAADIN Í KU FARXAAYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO GUUSHA SIYAASIGA EEDALKAAGA IYO DALKAAGA AAD U SOO HOYSAY WAXAY ILA TAHAY BULSHADA SOOMALILAND WAA GOB OO WAY KAAGA ABAAL CELIN INSHA ALAH SAFARKA DANBE CITIRAAF AYAAD KEENI HADAAD SIDAAS AAD WAX U WADO Ay SOCOTO ANIGUNA NIN WALOO DALKA IYO DADKIISA WAX KU SOO KORDHIYA XISBIGUU DOONO HA NOQDEE WAANU KU TAAGEERi WAXU QABTAY GABGABADA HADALKAYGU WAA HANBALYO HANBALYO HANBALYO
GUUSHA SIYAASIGA AH EE CIRO KA KEENAY DALALKII IYO DUBLAMASIYASIDI UU LA KULMAY
BULSHAWSYNTA SOMALILAND WAXAAN ODHAN LAHAA ODAYGA SOO DHAWAYNTIISA YAAN LOO KALA HADHIN Markuu Dalka Ku Soo Laabtay Waayo Waa Shakhsi Caalamka Ka Iib Gayna Kar Somalialnd Si AY Uu Ugu Mid Noqodo Dalka Somaliland Dal Ka Mid Dalalka Caalamka oo La Ictiraafsan yahay Waan Shakhsi u Qalma In La Doorto Waa Siyaasi Qunyar Socoda Ah Oo Guul Siyaasadeed keeni kar Waxaananu U Baahanahay Siyaasi IIbin kara Qadiyada somalialnd OO 25 Sano Gooni istaageed ka Soo Wareegtay Inu Baahan Horumar Iyo Ictiraaf In Loo Raadiyo Si Diplomasiyadi ku Jirto
WABILAAHI TAWFIIQ I
ILAAHOW SIDU KHAYRKU KU JIRO NOO DOOR

 
HaJi Abdi Jama Aadan's photo.
Xaaji Cabdi Jamac Aadan
Berbera
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews