Sheekh Shariif Oo Markale U Hanqal Taagaya Inuu Madaxwayne Ka Noqdo Dawlada Xamar, Kuna Dhawaaqay Musharaxnimadiisa Doorashadda 2016
May 21, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii hore ee Somalya sheekh shariif sheekh axmed ayaa ka dhawaajiyay inuu u taaganyahay jagadda madaxwaynenimo ee somaliya
Sheekh shariif waxa uu sidaas ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay facebuuga waxaana hadaladiisa laga dheehanayay rajo fiican oo uu ka qabo inuu markale majaraha qabto dawladda somaliya