Xildhibaanad Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Oo Dhaliishay Qaabka Ay U Socdaan Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya
May 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanad Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah xildhibaanada golaha baarlamaanka dalka Somaliya isla markaana dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa waxaa ay dhaliishay qaabka ay u socdaan wada hadalada Somaliland iyo dalka Somaliya
