“Haddii Caawa Anniga Iyo Muuse Biixi Shirkan Wada Fadhiyi Lahayn Waxaad Arki Lahaydeen Annaga Oo Is-Dhun-Dhunkanayna” Cabdicasiis Samaale
May 22, 2016 - Written by Berbera Today
Washington(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa waxa uu ka hadlay maqnaashahiisa siyaasada Dalka iyo sido kale khilaafkii kala irdheeyey asxaabtii hore ugu midaysnaa bahwayntii xisbiga Kulmiye,