berberatoday.com
“Haddii Caawa Anniga Iyo Muuse Biixi Shirkan Wada Fadhiyi Lahayn Waxaad Arki Lahaydeen Annaga Oo Is-Dhun-Dhunkanayna” Cabdicasiis Samaale
May 22, 2016 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland C/casiis Maxamed Samaale oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa waxa uu ka hadlay maqnaashahiisa siyaasada Dalka iyo sido kale khilaafkii kala irdheeyey asxaabtii hore ugu midaysnaa bahwayntii xisbiga Kulmiye,

Samaale

Ex Wasiir SAmaale waxa uu sheegay in ay xal kama dambays ah ka gaadhi doonaan khilaafkii xisbiga isaga oo arimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi,

“haddii tartan intaan galo layga badin lahaa halkaa aan taaganahay ayaan madaxa iyo minjahaba ku dhunkan lahaa, taasise may dhicin adna markhaati baad ka tahay sow maaha”

Mudane Samaale oo hadalkiisa sii wata, ayaa muujiyey sida uu xiisaha ugu qabay inay isaga(samaale) iyo guddoomiye Muuse Biixi ku kulmaan carriga uu haatan joogo ee maraykanka, haddii fursadaasi jiri lahayd ay halkaas ku dhamayn lahaayeen xurgufta ka dhalatay rabitaanka hoggaamineed ee labadan siyaasi wada yeesheen, waxana uu yidhi, “haddana waxwalba way dhacaan aniga iyo Muuse-na siddii hawshaasi u dhacday ismaanaan arag , hadaan u haniyayn lahaa hadaan ku dhisi lahaaba wali ismaanu arag , wali waanu kala maqanahay Halkan Washington ayey ugu dhawayd haddaanu shirkan wada fadhiyi lahayn oo uu inagala soo qayb gali lahaa annaga oo isdhun-dhunkanayna ayaad na arki lahaydeen”

samaale iyo muuse biixi

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews