Shirkii Maansoor Kasocday Ee Mulkiilaha HCTV Hogaaminaayay Oo Natiijo La,aan Kusoo Dhamaaday Iyo Gudoomiye Ramaax Cali Hayste Oo Kaga Dhex Ololeeyay In Wareejinta Dekeda Berbera Shirka Lagu Taageero+sawiro
May 22, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Shirkii Maansoor Kasocday Ee Mulkiilaha HCTV Hogaaminaayay Oo Natiijo La,aan Kusoo Dhamaaday Iyo Gudoomiye Ramaax Cali Hayste Oo Kaga Dhex Ololeeyay In Wareejinta Dekeda Berbera Shirka Lagu Taageero, sidoo kale waxa iyaguna Muuse Biixi Cabdi ugaga dhex Ololeeyay shirka Agaasimaha Guud ee wasaarada Diinta Iyo Awqaafta halka Sacad Cali Shiren oo Marwada Madaxweynuhu usoo wakiilada dhex jooga shirkan macaash doonta ah uu ka dhex kiciwaayay shirkii ilaa lagu kala dareeray iyada oo ilaa hada aan lagaranayn waxa naanaabiyay Wasiirkii arimaha Debeda ee marba isaga oo Magac Cuyaal ah shir la dhex fadhiisinayo halka uu Ictiraaf raadin iyo shaqadii arimaha debeda uu ku mashquulilahaa dadka aqoonta buuxda uleh wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxa ay ku tilmaamaa nin jilicsan oo aan lahayn fulin oo inta badan ku shaqeeya awaamiirta laga soo faro Madaxtooyada dhinaca beesha uu kasoo jeedo ee Gobolka Saaxil aan iyadana haba yaraatee wax saamayna kulahayn.