berberatoday.com
Sir culus: muuse Biixi oo Shirqoolkii Ucid dib usoo istaadhay iyo koox wasiiro ah oo Faysal Cali Waraabe kula shiray xafiiskiisa
May 23, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

 

Hargeysa(Berberatoday.com)-koox wasiiro ah oo uu soo diray gudoomiyaha xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi ayaa xarunta xisbiga Ucid kulan kula yeeshay gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe, kuwaasoo sida nashqad cusub oo kamid ah shirqoolada xisbiga kulmiye ku burburinaay

Hargeysa(Berberatoday.com)-koox wasiiro ah oo uu soo diray gudoomiyaha xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi ayaa xarunta xisbiga Ucid kulan kula yeeshay gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe, kuwaasoo sida nashqad cusub oo kamid ah shirqoolada xisbiga kulmiye ku burburinaayo dhigiisa Ucid, isla markaana fulintiisa loo adeegsanaayo gudoomiye Faysal Cali waraabe.
Wasiiradan oo uu hoggaaminaayo wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland cabdilahi cukuse ayaa kulankan ay ku yeesheen xafiiska xarunta ee Faysal, usoo gudbiyey qaab cusub oo muuse biixi usoo shaxeeyey inuu kaga takhaluso musharraxa mudada afarta sanadood ah u taagnaa xisbiga xilka madaxweynaha doorashada soo socota.
Sidoo kale wasiiradan ayaa gacanta ka geliyey gudoomiye Faysal Check lacagi ku qoran tahay, walow aan la sheegin xadigeeda. Hase-yeeshee waxa xoguhu sheegen in Faysal Cali waraabe u riyaaqay farriinta uga timi abaan duulihiisa burburinta xisbiga uu gudoomiyaha ka yahay.
Si kastaba ha ahaatee, arrintan soo cusboonaatay ee gudoomiyaha xisbiga kulmiye usoo maleegay xisbiga Ucid ayaa noqoneysaa caqabad weyn oo dib u dhigeysa dorashada somaliland oo lagu wado inay dalka ka qabsoonto 2017-ka. Sidoo kale, khilaafka xisbiga Ucid ayaa hada weli hor yaala gudida diiwaangelinta ururada siyaasada somaliland, kuwaasoo dhowaan war kasoo saari doona dacwadda hor taala, iyadoo uu xisbiga Ucid hada yahay laba garab oo kala fallaagoobay.
Xigasho xogreeb
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews