berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Weftiga Ka Socda Shirkada DP World Oo Booqday Dekadda Berbera+Mareeyaha Dekadda Oo Warbixin Siiyey+Kulan Gar-naqsi Iyo Soodhaweyn Ah Oo Dhexmarey Xildhibaanada Degaanka Berbera Iyo Weftiga
May 24, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Mandheeranews)-Wefti Sare Oo Ka socda Shirkada Maalgalinta Dekadaha Ee Dp World Oo Dhawaan Xukumada Somaliland Ay  la gashey Heshiis Hor dhac ah oo ah Maalgalinta Dekadda Berbera ayaa Saaka Abaaro 8:00 Subaxnimo ee Saacada Geeska Afrika ka Soo Degay Madaarka Magaalada Berbera
Weftigan oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Guud ee Shirkadaasi Dp World Sultan Ahmed Bin Sulayem Ayaa Waxa Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Berbera ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland Dr.Sacad Cali shire,Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Mareeyaha Guud ee Dekadda Berbera Eng Cali Xoor Xoor, Masuuliyiin ay kamid ahayeen Badhasaabka Gobolka Saaxil Jamac yusuf Axmed iyo Mayirka Degmada Berbera C,shakuur Ciddin kuwaasi oo Weftiga u soo galbiyey Dhinaca Dekadda Weyn Ee Berbera Halkaasi Oo ay Koormeer indho indhayn ah kusoo mareen Dhismayaasha iyo qaybaha kale Duwan ee Dekadda Berbera, Waxaana Warbixin la xidhiidha Maalgalinta Dekadda Berbera ay u baahan tahay halkaasi ku siiyey Mareeyaha Guud ee Dekada Berbera Eng Cali Xoor Xoor

Halkam Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixinta

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews