Ayatollah Ahmad Jannati Oo Loo Doortay Hoggaamiyaha Sare Ee Dalka Iran
May 25, 2016 - Written by Berbera Today
Tahran(Berberatoday.com)-Ayatollah Ahmad Jannati, oo 89-jir ah, kana tirsan muxaafidka mayalka adag ee dalka Iran, ayaa loo doortay guddoomiyaha gollaha awooda badan ee khubarada dalkaasi.

Sheekhan weyn, ayaa ka mid ah tira mayal adag oo ku guuleysatay doorashadii dib uga dhacday bishii Febraayo dalkaasi.