Daawo Muuqalka”Dadwayne Sheegay Inaan Mudada Somaliland Jirtay Ee 25 Sano Ah Inaanay Arag Dawladnimo, Quraanka Aanay Aqoonin
May 25, 2016 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Bulshada ku nool degaanka Afcidleeye ee ka tirsan gobolka mardoodi oo Sheegay Inaan Mudada Somaliland Jirtay Ee 25 sano ah Inaanay arag Dawladnimo .waxay intaa ku dareen inaanay Aqoonin Quraanka kariimka ah
Berberatoday.net