Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Kusoo Laabtay Iyo Su.aalo Laga Weydiiyay Wacyiga Dalku Marayo Iyo Kireynta Dekeda Berbera Oo Jawaab Cad Uu Ka Bixiyay
May 25, 2016 - Written by Berbera Today
Hargasay(Berberatoday.com)-Guddomiyaha Xisbiga Mucaaridka Wadani Su,aalo Warbaahintu Ku Bobtay Iyo Wixii Uu Ka Yidhi Wareejinta Dekeda