Caaqil Xasan Shaqale Oo Tacsi Udiray Qoyskii Eheladii Iyo Ciidamada Booliska Ee Uu Kabaxay Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Cabdi Dheere)Oo Gacan Ka Xaqdarani Berbera Ku Dishay
May 26, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Inaalilaah wa inaa Ilayhi Raajucuun
Caaqil Xasan Shaqale Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Ciidamada Booliska Ee uu Kabaxay Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Cabdi Dheere)Oo Gacan Ka Xaqdarani Berbera Ku dishay Waxaanu Caqi Xasan Shaqale Marxuumka ilaahay uga barayay inuu Naxariistii Jano ka Waraabiyo isaga oo Qoyskii, Eheladii Iyo ciidamada booliska ee uu kabaxayna ilaahay uga baryay inuu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Waxa Uu Caaqil Xasan Shaqale Tacsi gaara udiray xaaskii iyo caruurtii uu Marxuumku ka baxay isaga oo ilaahay SWT uga baryay inuu booskii uu ku baneeyay wax khayrqaba ugu bedelo Samir iyo iimaan saaadiqana ka siiyo aamin aamin