berberatoday.com
Sawirro Iyo Muuqaal Naxdinle Oo Laga Duubey Doon Siddey Muhaajiriin Badan Oo Kula Degtey Badda Mediterranean-Ka Iyo Sidii Loo Soo Bad-Baadiyey.
May 26, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa badbaadiyey boqolaal muhaajiriin ah oo u badan dalalka afrikada galbeed kuwaasi oo doontii ay saarnaayeen kula gadoontay gudaha Badda Midatareniamka,

Ciidamada talyaaniga ayaa soo bad badaiyey dadkasi waxanay ka qaadeen sawiro iyo muuqaalo kala duwan oo muujinaya khatarta ay xiligaasi ku sugnaayeen Muhaajiriintaasi, Muuqaalka oo uu sii daayay Telefishanka Al Jazeera Qaybtiisa Engilishka ayaa waxa lagaga waramayaa sida ay wax u dhaceen iyo halka ay badiba ka soo jeedaan dadka Muhaajiriinta ah kuwaasi oo tiradoodu ku dhawayd 500 oo qof.

 

 

 

 

 

 

 

D1d2d3d4d5d6d7D8

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Doonta oo Dagaysa

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews