Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska Gobolka Saaxil Oo Kawar Bixiyay Dilkii Loo Gaystay Askarigii Ilaalada U ahaa Mayarka Berbera Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Ina Gunti Xume)
May 26, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska Berbera Dalab Xandulle ayaa warbaahinta uga waramay dilkii saaka ka dhacay Berbera magaalada Berbera iyo siduu udhacayn waxa kaloo uu Taliye kuxigeenka qeyb booliska Berbera waxa kaloo uu sheegay inay gacanta ay kuhayaan gacan ku dhiiglihii dilka gaystay iyo ragii kale ee la socday oo uun sheegay in ahaayeen laba ay walaalo yihiin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan