berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Ina Gunti Xume)Oo Kamid Ahaa Askarta Ilaalada U Ah Mayarka Berbera Oo Muran Dhul Lagu Khaarajiyay Iyo Dad Kaloo Dhaawacmay
May 26, 2016 - Written by Berbera Today

Cabdi DheereBerbera(Berberatoday,com)Alle ha Unaxariistee waxa saaka subaxnimadii  muran dhul lagu toogtay magaalada Berbera Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Ina Gunti Xume)oo kamida ahaa askarta ilaalada u ah mayarka degmada Berbera waxa kaloo is dhaawac ka soo gaadhay murankaas dhulka Cali Jaamac Cigaal(Cali Gabad)oo kamida ahaan jiray xildhibaanadii hore ee golaha deegaanka degmada Berbera, 

Waxaanu dilkan iyo dhawaacani geystay niman lagu magacaabo Ilam Jaamac Guuled(Ilma Kidaare)oo uu ka dhexeeyay muran dhul ama ay isku haysteen jago banaan oo kutaala agagaarka kaydka biyaha Berbera murankaas oo mudo soo jiitamaayay ayaa waxa la sheegay in saaka laysugu tagay goobtii uu dhulku ahaa waxaana halkaas ka dhacay weerar hubaysan oo ay soo qaadeen Ilam Gidaare kuna toogteen Marxuum Cabdi Ismaaciil Muxumed(Ina Gunti Xume)oo dhulkaas asy sheeganayeen isaga o Cali Jaamac Cigaal(Cali Gabad) halka ay Ilma Kidaare oo dhawr walaalo ah kuwada socdaana sheeganayeen jagadaas banaan waxaana la sheegay inuu dilka gacantiisa ku gaystay Deeq Jaamac Guuleed(Deeq Kidaare) oo qori Ak 47 ah ku hubaysani,

Maamulka dawlada hoose ee Berbera ayaan sidii rabay ukala saarin dadkan isku haystay jagadaas banaan ee keentay dagaalka dhimashada iyo dhawaaca sababay iyada oo waayadan danbena ay soo badanayaan magaalada Berbera muranada dhulka ee udhaxeeyay bulshada isku haysta jagooyinka banaan waxaanad moodaa inay maamulka dawlada hoose uhagar bixin kala saarida dadka isku haysta dhulalka banaan oo qaarkood laba sharci oo isku mid loo haysto.

Warar xogogaala oo ah oo aanu helay ayaa sheegaya in aanay wax hub ah sidanin Marxuumka Geeriyooday iyo ka dhawacmay toona balse ay weerarka hubaysan soo qaadeen Ilama Gidaare oo ah nimanka dilka iyo dhawaacaba gaysta.

Gacan kudhiiglihii dilka Gaystay oo lagu magacaabo Deeq Jaamac Guuleed(Deeq Kidaare)m iyo Laba kaloo walaladii ah ayaa islamarkii dilku dhacay isgeeyay Saldhiga dhexe ee berbera oo lagu xidhay.

Maamulada Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera Iyo waliba ciidamada amaanka Gobolka Saaxil ayaan ilaa hada wax wara ka soo saarin dhacdadan

Wixii warar kasoo kordha kala soco shabakada wararka Berberatoday.com

 

 

Berberatoday.c om

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews