berberatoday.com
Wariye Mubaarik Nirig Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Wariye Maxamed Soofadhiiste Oo Ciidamada Boolisku Kuwaragaliyeen Inuu Isa Soo Xidho+Mayarka Berbera Oo Ku Baaqay In wariyayaasha Loo Soo Wada Xidho
May 26, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Waxa hada saldhiga dhexe ee Berbera lagu xidhay Wariye Mubarik Cismaan Siciid(Mubarak Nirig)oo ah Wariyaha Tvga Star Tv ee Gobolka Saaxil waxaana wariyaha la xidhay isaga oo booqasho ugu tagay wariyayaashii hore uxidhnaa ee kala ahaa Wariye Cabdiraxmaan maxamed Cige iyo Wariye Axmed Siciid Maxamed waxaana la sheegay in Wariye Mubarik lagu xidhay Waraaq labaad oo dacwad ah oo Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Berbera soo qoray waxa kaloo isaguna warqadaas dacwad ah ee uu mayar Cidin soo qoray ku qoran in la soo xidho Wariye Maxamed Cabdillahi Soofadhiiste oo ah wariyaha Tvga somalichannel ee Gobolka Saaxil oo hada looga yeedhay xarunta C.I.D-da ee Berbera iyadoona taliyaha laanta C.I,D-du ku wargaliyay inuu mayarka Berbera cabdishakuur Cidin soo dacweeyay lagana doonayo inuu saldhiga is keeno hadii kale ciidan soo qabta loo soo diri doono.

Xadhiga Wariyayaashan afarta ah ee uu soo amaray Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degnmada Berbera Cabdishakuur Cidin ayaan loo marin sharciyadii uu lahaa ah in wariyaha lagu xidhi karo oo kaliya waaran maxkamadeed oo sharciya waxse hada wariyayaasha lagu xidhxidhayaa hab sharci qeynuunka baal marsan oo sharcio daro ah iyo awood sheegasho uu leeyahay magaalada ayaan haystaa Booliskana anigaa amar oo xukuma.

Waxa kaliya ee uu gudoomioyaha golaha deegaanku kau haysto wariyayaasha ayaa ah hadalkii uu Xildhibaan Saleeban Cali Khayre ka jeediyay madashii doraad lagu soo dhaweynaayay waftigii carabta ahaa ee ka socday shirkada DP World.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka hadalka uu Mayar Cidin Wariyayaasha Ku xidhxidhayo ee uu leeyahay maxaad ubaahiseen

 

https://www.youtube.com/watch?v=4-jk8e9ifr0

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews