Xarunta Xuquuqaal Iinsaanka Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqday Inay Xoriyadooda U Soo Celiso Suxufiyiinta Berbera Lagu Xidhay
May 26, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xarunta xuquuqal iinsaanka somaliland ayaa xukuumada ugu baaqday inay xoriyadooda u soo celiso suxufiyiin lagu xidhay magaalada Berbera.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta xuquuqal iinsaanka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa sidoo kale fariin loogu diray maayarka magaalada Berbera oo la sheegay inuu ka danbeeyo xadhiga suxufiyiintan.
Warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran ayaa u dhignaa sidan