Somaliland”Imisa Arday Baa U Fadhiisanaya Imtaxaanka Shahaadiga Ah Oo Maanta Wakhtigiisa La Iclaamiyey ?
May 27, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa ku dhawaaqay Goorta loo fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare/dhexe ee 2015-2016-ka.
![Habbane](http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2016/05/Habbane.jpg)
Ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah, ayaa Tiradooda ku sheegay 25 kun.