berberatoday.com
Dhacdo Layaab Leh Hoolkii Shirarka Ee Dawlada Hoose Ee Degmada Burco Oo Saaka Dumay Iyo Dareenada Ku Xeeran
May 28, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Dhacdo La Yaable oo Maanta Ka Dhacday Burco Hoolki Weyna ee Dowlada Hoose ee BURCO oo Isko Dumay iyada oo aanay Cidina Dhibaato ugaysan Waa mid ka mid ah mucjisadka ilahay wax ku tusayo aadamihiisa sawirkani waa aqalka dawlada hoose ee Burco oo mudo sanado ah dhisnaa balse maanta si kedisa u dumay iyadoo aan wax sabab ahi ama dabaylo iyo roobabtoona aanay jirin sida igu maqaalo cidi waxba kuma noqonin Lakiin waxaa muuqata inay tahay digniin ilaahiya ah oo ah dhamaanteenba inaan wax ku qaadano siiba xildhibaanada golaha degaanka Burco ee qaaday masuuliyada kumanaan qof oo ilahay ku imtixaamayo sida ay u mareeyaan xoolahooda.

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews