berberatoday.com
Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Booqasho Ku Tagay Magaalda Hiroshima Ee Dalka Jabaan Oo Ah Meeshii Hubka Atoomic Bambka Lagu Garaacay Dagaalkii Labaad Ee Aduunka
May 29, 2016 - Written by Berbera Today
Horishima(Berberatoday.com)-Madaxweyne Obama ayaa shalay bookhasho ku tegay, booqashadan oo ahayd mid tiiraanyo iyo murugo ah Qaladii lagu riday ama atomic bomb oo ay ku nafwaayeen in ka badan 140,000 oo qof sanadii 1945. waa Madaxweynihii uGu horeeyey ee taga illaa berigaa waxaana uu sheegay in aan Qalad danbe oo dunida laga isticmaalaa dhicin mar danbe
Madaxweyne Obama ayaa salaam kal iyo lab ah siiyey Oday ka soo hadhay Qaladii 1945 lagu riday japan isagoo Odaygu murugo la Oooyey, waxaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey shaaricyada Magaalada Hiroshima iyadoo dariiqyadu aad loo tubnaa amaankana ciidamo xoogani illalinayeen.
ha
Madaxweyne Obama ayaa waxay goobta fagaara isku salaameen raissal wasaaraha Japan Shinzo iyagoo halkaana Ubax dhigay lagu xusaayo dadkii ku dhintay Qaladii lagu riday Hiroshima iyo Nagazaki, dadka ayaa meelo ka fog sawiro  kala tiigsana si ay xasuus ahaan uGu haystaan
Weriyayaasha Japan ee reer Hiroshima iyo aduunka isaga kala yimid ayaa sii eegaya Madaxweyne Obama oo ka sii baxaya halkii uu khudbada ka jeediyey Madaxweyne Obama ayaa guntin ubaxa ka gudoomay gabadh ardayad ah Madaxweyne Obama oo gacanta dhabarka ka saaray raiisalwasaare Shinzo kalsooni weyna tusaya ayaa laysu raacay guri weyn oo Qumbuladii lagu riday qalfoofkiisii sii joogo lana daawado lana yidhaahdo  atomic bomb dome .
Bidhinkii ka soo hadhay ee hada la xasuusta loo daawadaa waa kaa ninku eegayo 1945 waana sidii weli qaladii lagu riday waxay samaysay daruuro waxaana ku dhamaaday dad aad u tiro badan waxay ahayd bishii Ogos 6 deedii 1945 waa maalin dhiig badan ku daatay Hiroshima iyo Nagazaki labadaba
Saacadaasi waxay istaagtay markii Atomic bomb ku qarxay 8:15 daqiiqo waxaana weli ay sudhan tahay meelaha lagu daawado raadadkii uu ka tegay Qaladaasi siadaan horeba u sheeganay waa waa manta iyo shalay
Waxaa ay qiyaasayaan Bomb ka quwadiisa waa khubaro reer japan ah iyo saamaynta uu ku yeelan karo waqtiyada mustaqbalka sawirkaa u danbeeyaa waa Atomic Bomb ka markii uu maraykanku tijaabinayey meesha loogu talo galay oo ahayd Trinity Test site, in New Mexico on July 16, 1945.
ENG ABDIRAZAK YASSIN MAXAMED

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews