berberatoday.com
Daal Ooge Cali Khaliif Oo Ku Foogan Qorshe Uu Ku Soo Wareerayo Cidamada Ku Sugan Magalada Laascanood
May 29, 2016 - Written by Berbera Today

Cali Khaliif Waxaan Maalmahan Soo Socda Qabsanaynaa Gobolka Sool Ee Dagaal Ha Loo Diyaar Garoobo,Mr,Galaydh Oo Dagaal Ku Baaqay
Buuhoodle(Berberatoday.com)-Prof Cali Khaliif Galaydh Oo Beryihii U Danbeeyay Aan War Laga Hayn Jaan Iyo Cidhib Meeshu Dhigay Isla Markaana,Ka Nastay Hawlihii Uu Hogaanka Ugu Ahaa Kooxda Khaatumo Seeg,Ayaa Warbaahinta U Sheegay Maalintii Shalay ,Hadalo Aanay Jeclayn ,Dadka Jecel Wada Noolaanshaha Iyo Nabad Gelyada,Waxaanu Sidii Horaba Looga Bartay Ku Dhawaaqay Dagaal uu La Gelaayo,Ciidamada Iyo Dawlada Somaliland,
Cali Khaliif Ayaa Sheegay In Uu Dub U Bilaabay,Hawlihiisii Uu Madaxweynaha Ugu Ahaa Maamulka Taabacsan,Waxaanu Sheegay In Uu Diyaar U Yahay In Uu Dagaal Lagalo Ciidamada Somaliland,Isla Markaana Uu Diyaar Saday Hub Iyo Ciidan Uu Doonaayo In Uu Isku Difaaco,
Sidoo Kale Cali Khaliif Galaydh,Waxa Uu Sheegay Arimo Badan Oo Xasaasi Ah,Waxaanu Ka Dhawaajiyay Inuu Doonayo In Maal Maha Soo Socda Ku Talo Galkiisu Yahay.Inuu Qabsado Magaalada Laas Canood Ee Gobolka Sool,Waxaanu Yidhi Isaga Oo Ka Hadlaaya Aragtidiisa Ku Aadan Gobolka Sool,Waxaan Diyaariyay Ciidan Xoog Badan Kuwaas Oo Aan U Diyaariyay Sidii Ay Gacanta Ugu Soo Dhigi Lahyeen Gobolka Sool,Waxaanan Arkaa Inaynu Haysano Fursadii Ay Ku Haboonayd,Waxaanan Rajaynayaa Inaan Ku Guulaysan Doono,Ayuu Yidhi Mr Galaydh,
Waxaanu Markale Yidhi,Dhulku Raaxboobi Maayo,Hadii Aan La Ururin Ciidankii Aynu Ku Dagaal Geli Lahayn,Ee Inoo Suuro Gelin Lahaa Inaynu Gudaha U Galno Gobolka Sool,
Laascaanood dadka xoreystay ayaa maamulo doona, waxaa leenahay dadka kale waa inaa ka qeyb qaadatayaan, hadhow yaanay marti ka noqonina, waa go’aan hada inoo yaalo, waxaa jira fursad aan markii hore heysan, guushu waa dhow-dahay” ayuu yidhi Madaxweynaha maamulka Khaatumo State.
Dawladda Somaliland ayaa gacanta ku haya magaalada Laascaanood, halkaasoo sanadkii 2007-dii ay kala wareegeen Maamulka Puntland, iyadoo dawlada SOmaliland iyo maamulka Putland ay u dhaxeeyo muran la xidhiidha deegaanada Sool iyo Sanaag, kaasoo labada iyaga oo kala sheeganayaan lahaan shihiisa.
Dagaalkan Uu Ku Baaqay Cali Khaliif Galaydh Ayaa Ku Soo Beegmaya Iyada Oo Laysku Diyaarinaayo Bishii Cibaadada Ee Rabadaan,Taas Oo Cid Kasta Oo Muslim Ahi Ka Dhawrsato ,Xumaanta Xoojisana Xidhiidhka Ay Naf Waliba Ugu Dhowaanayso Ilaahay,

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews