berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maayerka Hargeysa Oo Lagu Eedeeyey Inuu Maxkamad Horteed Ka Afduubay Nin Dacwad Kaga Guulaystay Iyo Aqoon Daradii Mayarada Dalka Oo Debeda Usoo Baxday
May 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayerka Caasimadda Hargeysa, isla markaana ah Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ee isla Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO), ayaa lagu eedeeyey inuu si awood iyo sharci-darro ah Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex uga hor-afduubay Jimcaale Maxamuud Ciise oo Dacwad ka dhexaysay kaga guulaystay.

MAAYERKA CAASIMADDA HARGEYSA CABDIRAXMAAN SOLTELCOFalkan Afduubka Muwaaddinka Xukunka Maxkamaddu u ridday la sheegay inuu kula kacay, ayaa ah tallaabo cusub oo aan Maayerka Hargeysa iyo kuwii hore u soo maray Caasimadda toona lagu arag, waxaana sidaas sheegay Suxufiyiin ka hawlgala Warbaahinta Somaliland oo sheegay inay goob-joog u ahaayeen markii uu afduubkaasi dhacayey iyo xubno kale.

Haddaba, Dadka ka Warbixiyey sida Falkaas ama Afduubkaasi uga dhacay magaalada Hargeysa, iyagoo sheegay in Ninkaas iyo Gaadhigii uu watay toona la ogeyn meel ay geeyeen Duqa Caasimadda iyo Xubnaha uu u adeegsaday Toona, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews