berberatoday.com
Ethiopia Walalo Manihine Ee Waxaanu nahay Laba Dal Oo Jaarnimo Ka Dhexeyso Ayaanu nahay Waxay Xeerin weydo Ethiopia Jamhuuriyda Somaliland iyo Ummadeednu Xeerin Mayso!‏
May 30, 2016 - Written by Berbera Today

Ethiopia Walalo Manihine Ee Waxaanu nahay  Laba Dal Oo Jaarnimo Ka Dhexeyso Ayaanu nahay Waxay Xeerin weydo Ethiopia Jamhuuriyda Somaliland iyo Ummadeednu Xeerin Mayso!

Weger Siilaanyo Iyo Inamadii yar yara ee Adeerada u ahaa ma waxay keenen In Ethiopia Caasimadii Somaliland Laga xuso Maalinttii Xukunka Mingiste laga riday Xukunka .

Adeerayaal Ethopia Walalo ma nihin Laakiin Jaarnimo ayaa naga Dhaxay iyo Iskaashi Ganacsi balse waxay Ethopia xeerin weydo Xeern  mayso Jamhuuriyad Somaliland Iyo Ummadeedu  Waayo Intii badneyd dhulkayagaba iyada heysat in kasto sababta qaadashadeed iyo gacan u galinteeda Somalidu masuul ka ahayd oo aaney ahayn arin xoog iyo asbaabo kale ay ku qaataya Ethopia laakiinse ay jirtay   in badan Aduunka dacwado gaadhsiisay  Ethiopia ay kagag cabanayso Somalida iyo xoolaheed ay marba meel u duubayso ayaa iyadunu waxaa kale oo  ka mid ahaa Somalida Murankeed iyo is-maqiiqeed dhexyaala keenay Iyadun  Ethiopia ay ka faa,iidaysatay fursada dahabiga ah ee Rabi la kulan siiyay sidaa aan ogahay aniguba ma dhaafen hadii aan taas oo kale ku heli lahaa Ethopia .

walalo hadii ay waxtarayaan kuwii aynu walalo aheyn ee Dawladaha isku darsanayb waa inaga Maanta cidlad kala maraney xaladaheenan Aduunyadu si wanaagsan iyo si gaar ahaaned ba u ogsoon tahay wax ina dhexyaal ee aynu isku heysano waaba se Dal dhul aad leedahay iyo Ummadii ku uumaneyd heysta si kastaba gacan ha ugu galee walalo ayaanu nahay wax dhici ?karaya maha mid aynu ku hadli kareyn mahaa “Su, aasha aan Ummada mid Ciroole ah iyo mid cadyaba weydiin wax weeyaan sidan :

Jamhuuriyada Somaliland gooni isu taageed iyo Xafaladaha Jabhadii xoreysay gudaha Ethiopia lagama xuso maxay ku dhacaday intii Ethiopia na Caasimadii Jamhuuriyada somaliland Hargeysa lagu xuso Hudheelad ugu waa weyn oo ay waliba xitaa ka Faalooto Xafiiskii Madaxtooda Jamhuuriyada Somliland Iyado ku farasan Xaflada loo qabaanyo Ethopia ee Hargaysa ka qabsoon tay ?

Intaa Kadib waxaa iyadun fool xumah ah in madaxdeenu sidii dad ay Ethopia leedahay ay u hadlaan  hadiiba xitaa ay ka qayb galan xaflado ay dhiganyso Ethiopia oo qoonsimaad ku jiro.sabaha ay sida u hadlaan .

Haadan dhameeyo ka gudbo waxay arimahani aynu ka hadlayna inoo iftiiminayaan dhamaantod in dagnaan ka timi Jamhuuriyada Somaliland iyo Ummadeeda ay ku yimaadeen marka waxa loo bahan yahay inta aynaan cid kale xag-xagan amaba aynaan ku sabab waxa jira inaynu inagu isa saxno ka dibna garano waxa inagag waajibay iyo sidaynu aynu ku hanaan karo mustaqbakeen iyo jiritaanak Dalkeen iyo Ummadiisa iyo qiimeynta Ummadnimadeen  iyo qaladdaka aynu galayno inta badan dhabar jabka inau u ah .

 

Abokor Mohamud

Bolton Uk

abokorm@hotmail.co.uk 

Waa Billahi Towfiiq.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews