60-Jir Ka Mid Ah Ardeyda Sannadkan U Fadhiisatay Imtixaannadka Shahaadiga Ah Ee Dalka Somaliya
June 1, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa jirta Odhaah Soomaaliyeed oo ah [Waxbarashadu da’ malaha] dabcan arintaa waxaa ka dhabeeyay Axmed Max’ed Cali Saney oo ah 60 sano jir sanadka ka mid noqday ardeyda u fadhiisatay imtixaannaadka shaadiga ee dugsiyada sare ee somaliya.
![2016531636002903078632240Saney](http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2016/06/2016531636002903078632240Saney.jpg)