berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Magacaabay Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad Iyo Xubno Ka Banaanaday Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye
June 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Musharax Xisbigaas Muuse Biixi cabdi ayaa buuxiyay kursiga gudoomiye kuxigeenka Labaad ee Xisbigaas oo uu baneeyay Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye iyo xubnihii kale ee wasiirada ahaa ee iscasilay iyo boosas kaloo Gudida fulinta Xisbigaas ka banaanaa. nuqulka kamida Waraaq uu soo saaray Mudane Muuse Biixi cabdi ayaa u

 

warqada muuse

Ku: Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere)                                          = Hargiesa =

Ku: Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi)                                                = Hargiesa =

Ku: Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan)                         = Hargiesa =

 

Ku: Xildh. Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde)                                = Hargiesa =

Ku: Yuusuf Cismaan Faarah                                                                               = Hargiesa =

Ku: Aniisa Nuur Cigaal                                                                                         = Hargiesa =

Ku: Maxamuud Axmed Ibraahim (Sandheere)                                               = Hargiesa =

Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye                                                         = Hargiesa =

Og: Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye                                                             = Hargiesa =

Og: Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamud                = Hargeisa=

 

Ujeeddo: Magacaabista Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Buuxinta Xubnaha
Guddida Fulinta ka bannaannaaday.

 

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE kadib markuu arkay xilalka bannaannaaday ee guddoomiye-ku-xigeennimo iyo Guddida Fulinta ee lagu ansixiyey Shirweynihii 3-aad ee xisbiga.

Kadib markii uu la tashiyo la sameeyey xubnaha Hoggaanka Xisbiga iyo cidda kale ee ay khusayso.

Kadib markuu arkay muhiimada buuxinta xilalkaa bannaani u leeyihiin waqti xaadirkan habsami-u-socodka hawlaha xisbiga, si aannu xawligoodu isu dhimin, waxa uu go’aamiyey:

-In Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere) – Laga bilaabo maanta, June 1st, 2016, uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka labaad (2-aad) ee xisbiga KULMIYE.

-In Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi) – ahna sidoo kale Af-hayeenka Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta, June 1st, 2016, uu ahaado xubin Guddida Fulinta ah.

-In Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan) – Laga bilaabo maanta, June 1st, 2016, uu ahaado xubin Guddida Fulinta ah.

– In Xildh. Axmed Xasan Aadan (Axmed Waysacadde) – Laga bilaabo maanta, June 1st, 2016, uu ahaado xubin Guddida Fulinta ah.

– In Yuusuf Cismaan Faarah – Laga bilaabo maanta, June 1st, 2016, uu ahaado xubin Guddida Fulinta ah.

-In Aniisa Nuur Cigaal – Laga bilaabo maanta, June 1st, 2016, ay ahaato xubin Guddida Fulinta ah.

-In Maxamuud Axmed Ibraahim (Sandheere) – Laga bilaabo maanta, June 1st, 2016, uu ahaado xubin Guddida Fulinta ah.

Dhammaan masuuliyiinta xilalka kor ku xusan loo magacaabay waxa lagu ansixin doonaa shirka Golaha Dhexe ee ugu horeeya. Xil gudasho wacan.

ALLAA MAHAD LEH

 

Muuse Biixi Cabdi

 

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

1-4

 

 

Berberatoday.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews