27 5 1988 JIMCE 6 SUBAXNIMO BURCO GEESIGA DHULKI ISA GUUSHA U HOR SEEDA GEERIDA DISHAAY GEEDKA Á HA BAO NIN JOOGAY AYUU BAA JOOGAY KA DHEX TOOS KII MUJAAHIDIINTII S N M EE UU HORKACAAYAY MUJAAHID AHMED MIRE MAXMED DAYARTU HA BARTAAN TAARIIKHDII DALKANI LEEYAHAY ILAAHAY HOW NAXARIISTO INTII U SHAHIIDAY ILAAHAY JANADII FARDOWSA HOYGOODA HA KA DHIGO AAAAAAAAAAAAMIN aaaaaaaaaaaaminaaaaaaaaaaaamin
________________________________________TAARIIKHDU DUUG MÅ LEH INTII U SHAHIIDAY INTII U NAAFOOWDAY INTII HOOYO KU GOBLONTAY INTII AABO WIILKIISI CURAD KU WAAYAY ILAAHAY NAXARIISTIIJANO HAKA WARAABIYO DAYARTII DHALATAY 1988 IYO WAXAY DHALEENBA WAXAANU USHEEGAYNAA INAY TAHAY 27 5 1988 MAALINTII LOO BABAC DHIGAY CIIDANKII AFRIKADA BARI UGU XOOGA WAYNAÁ KAAS OO DHIBAATO DHINAC KASTA KU HAYAY SOMALILAND CASHARKII MAALINTAA MIJAAHIDIINTÍI S N M BILAABEEN WAA KII DALKA LAGU XOREEYAY WAA MAALIN QIIMA BADAN KU FADHIDA INKASTOO AAN LOO WAYNAYN SIDA AY U WAYNTAHAY RAGII MAALINTAA DHIIGOODA INOO HURAY XUS IYO XASUUS IYO DUCO AYAY INOOGA BAAHAN YIHIIN DAYARTU TAARIIKHDA DALKAN I LEEYAHAY IYO HALGANKII BA INLOO SHEEGO WEEYE SI WIXII INAGU DHACAY UBADKEENA UGU DHICIN GUNAANAD WAXAANU U DUCAYNAYNAA MIJAAHIDIINTÍI SARAAKIISHII SHACABKII QORIGA QAATAY EE U GEERIYOODAY XORNIMADAA AAN KU NAALOONAYNO ILAAHOW U NAXARIISTO ILAAHAY GODKA HOW NUURO ILAAHAYHOYGOODA JANATUL FARDAWSA HAKA DHIGO
WA BILAAHI TAWFIIQ
ILAAHOW SIDU KHAYRKU KU JIRO HAYNA WAAFAJIYO