berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ganacsade Maxamed Jabuutaawi Oo Dekeda Berbera Ka Soo Dajiyay Qalab Aad Utira Badan Oo Dabdhaliyayaal Ah(Sollar)Oo Gobolada Bariga Koronto Looga Dhalin Doono
June 2, 2016 - Written by Berbera Today

DSC04743Berbera(Berberatoday.com)-Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo kamida gfanacsatada Somaliland fadhigiisuna yahay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Kana shaqeeya ganacsiyo dhawra ah oo ay kamid tahay dab ka dhalinta tamarta cadeeda ayaa maanta Dekeda Berbera ay uga soo dageen Toban koonteenar oo ay jiraan qalabka Tamarta cadceeda ka dhaliya Korontada ama laydhka. 

qalabkan oo laga keenay dalka China ayaa waxa loo wadaa Gobolada Bariga Somaliland ee Laascaanod iyo Ceerigaabo oo looga dhalin doono tamarta cadceeda dab ama koronto ay isticmaalaan iyada oo deegaamadaas ay ka jirto baahi weyn oo dhinaca Korontada ahi sidoo kale dabka ama korontada Magaalada Laascaanood bulshada lagaga iibiyo halkii Unit lacag ku dhaw 2$ dollar sida la sheegay balse hadii Qalabkani loo rakibo oo warshada korontada tamarta cadceeda ah loo sameeyo ay bulshada reer Laascaanood iyo Gobolada kale ee barigu heli doonaan koronto jaban oo cadceeda laga dhaliyay taasi oo uu hormood ka yahay ama uu samaynteeda gacanta kuhayo Ganacsaade Maxamed Cabdiraxmaan Caraale(Jabuutaawi)

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixinta Qalabka Ganacsade Maxamed Jabuutaawi Uga Soo dagay Dekeda Berbera.

 

DSC04747 DSC04746 DSC04752 DSC04740 DSC04758 DSC04765

DSC04755 DSC04771 DSC04767

 

Berberatoday.com/net

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews