berberatoday.com
Magacyada Saraakiil Sare Oo Laga Dilay Maleeshiyada Al-shabaab
June 2, 2016 - Written by Berbera Today

Kismayo(Berberatoday.com)-Wasiirka Amniga maamul goboleedka  Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdi  ayaa shaaciyay inay dileen saraakiil ka tirsan maleeshiyada Alshabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Somaliya.

Wasiirku waxaa uu sheegay   howlgallo ay ka sameeyeen  Ciidamadooda oo kaashanaya kuwa Dawladda Soomaaliya  deegaanka Buulo-gaduud ay ku dileen, Sheekh Maxamed Maxamuud Dul-yadeyn oo ka tirsanaa Hoggaamiyeyaasha Al-shabaab.

Wasiirka oo saxaafada kula hadlay goob lagu soo bandhigay maydadka saraakiisha laga dilay maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegay in ay dileen 11 ka tirsan Alshabaab oo ay ka midyihiin afar sarkaal oo sare maydadkaasina uu ku jiro Sh.Maxamed Maxamuud Dulyadeyn, nin lagu magacaabo Farxaan iyo Macallim Isxaaq oo uu sheegay in Al-shabaab ay u qaabilsanaayeen qaraxyada.

Ma jiro war kasoo baxay dhinaca xarakada Alshabaab oo ku saabsan saraakiishan la dilay.

 

Xarakada Alshabaab ayaa hore u maamulaysay degmada Buulo-gaduud oo ilaa 35Km u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews