berberatoday.com
“Waxan Leeyahay Xukumadan Caban Ee Suxufiyiintii Qaarna Wasiirada Ka Dhigatay Waxna Jeelka liinta Ku Caba Leh, Waxan Leeyahay Adeerayaal Saxaafadu Bulshada Ayay Ushaqeysaa Shilinkaad Lunsataan Tooshka Ayay Ku Ifinaysaa”Suldaan Xasan Sul.Cabdiraxmaan Sul. Cabdillahi
June 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdillahi Suldaan Diiriye ayaa Xukumada Madaxweyne Siilanyo Ku canaantay Xadhiga iyo Cagajuglaynta ay kuhayso suxufiyiinta Madaxa banaan ee Somaliland isaga oo Suldaanku sigaara uga hadlay Suxufiyiintii dhawaan lagu xidhxidhay Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil Iyo Suxufiyiin kaloo hada ku xidhxidhan Xabsiyada hargeysa waxaanu Suldaanku Yidhi””Waxan Leeyahay Xukumadan Caban Ee Suxufiyiintii Qaarna Wasiirada Ka Dhigtay Waxna Jeelka liinta Ku Caba Leh, Waxan Leeyahay Adeerayaal Saxaafadu Bulshada Ayay Ushaqeeyaan shilinkaad Lunsataan Tooshka Ayay Ku Ifinaysaa

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews