berberatoday.com
“Abwaan Jirde Allaale Qasaali Oo Ka Hadlay Kireynta Dekeda Iyo Taariikhda Faca Weyne Ee Berbera Iyo Xadaaradeedii Qadiimiga Aheyd”Deegaanada Waa Lawada Leeyahay Waana Lakala Leeyahay Berbera Waxa Talin Kara Dadka Deegaanka ah Ee Ilaahay Ku Abuuray”Daawo Muuqal
June 4, 2016 - Written by Berbera Today

“Qalin Waxba Layskagama Qaadee Xoogbaa Wax Layskaga Qaadaa, Xoogna Berbera Hore Ayaa Loogala Quustay Oo Rijaalulaahi Berberaa Bi,isay”Abwaan Jirde Allaale Qasaali

Jirde Allaale Qasaali

Berbera(Berberatoday.com)-Abwaan Jirde Allaale Qasaali oo kamida abwaanada reer Berbera islamarkaan ah Odayaasha mudada dheer joogay magaalada Berbera wakhti noloshiisa kamidana kusoo qaatay shaqada badmaaxnimada ee shaqada maraakiibta aqoon buuxdana uleh bada iyo shaqadeeda ayaa ka hadlay Kireynta Dekeda Berbera xukumada Madaxweyne Siilanyo ugu gacan galinayso shirkada laga leeyahay dalka isutaga imiraatka carabta ee DP World. isagoona Abwaan Jirde Allaale Qasaali siqota dheer uga hadlay Taariikha Facaweyne ee magaalada Berbera iyo Xadaaradeeda gaarka ah ee ay Magaalooyinka Somalida iyo kuwa geeska Afrikaba dheertahay qiimaha Marin biyoodka ay Berberi kutaalo ee mihiimada uleh guud ahaan wada caalamka oo dhan iyo sida loo danaynayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Jirde Allaale Qasaali Oo Kawaramaya Arimahaas Faraha Badan ee aynu Soo sheegnay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews