Boqorkii Feedhka Aduunka Mohamed Ali Klay Oo Geeriyooday
June 4, 2016 - Written by Berbera Today
Phoenix(Berberatoday.com)-Maxamed Cali Kalaay oo ahaa feedhyahankii dunida ugu caansana ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Phoenix ee gobolka Arizona.

Maxamed waxaa Khamiistii la dhigay cisbitaal, isagoo xanuun ka haleelay haleelay dhinaca neefsashada.