berberatoday.com
Erdagon oo Safar Xamaasadi Ku Dheehantahay Ku Tagay Muqdisho, Iyo Saamaynta Uu Ku Lahaa Berbera
June 4, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayb Erdogan ayaa safar laga dheehaanayo xamaasad iyo kacsanaan ku tagay maalintii daraad magaaladda muqdisho

orda3

Madaxwayne erdogan ayaa laga dareemayay inuu si gaara u buunbuuniyay dalka colaaduhu ragaadiyeen ee somaliya dhanka kale waxa safarka erdogan laga dheehanayay mid siyaasadeed oo uu ugu jeedo maalgashiga carabtu ku samaynayso dekedda berbera

Inkastoo dawladda turkigu gacanta ku hayso dekedda muqdisho haddana waxa aan meesha ka madhnayn in colaaduhu dhibaatooyin fara badan ku hayaan dekedaas

Erdogan oo dalkiisu danno waawayn ka leeyahay somaliya ayaa indhaha ka laliya qadiyida gooni isku taaga somaliland isagoo doorkan u muuqda mid wajigabax siyaasadeed kala kulmay heshiiska dp world iyo somaliland ee dekedda berbera maadaama oo istanbul tartano ganacsi kula jirto dalalka carabta iyo reer galbeedka

Todobaadkan ayay ahayd markii golaha wasiirada turkigu  bilkasta u ansixyeen 2 milyan dolar inay siiyaan dawladda somaliya

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews