berberatoday.com
Cali Cumar Maxamed(Cali Xoorxor) waxa uu kamidyahay raga faraku tiriska ah ee aqoontooda ka faaideeyay” W/Q Cali Guray
June 5, 2016 - Written by Berbera Today

Cali cumar maxamuud waxa uu kamidyahay raga faraku tiriska ah ee aqoontooda ka faaideeyay Runahaantii waxaynu wadanka faqashta ka saaray iyada oo waxoogaa qalab ah oo cusub markaa dekeda loo keenay waxa uu marxuum cigaal u magacaabay maareeye ina madar mudoyar kadib wuu dhintay waxa shaqada loomagacaabay cali xoor xoor runtii dekeda daqli waa ka soo baxaa laakiin waxa daqliga lagu dhisaayay dalka oo ciidamada qaraka halkii qalab looga soo siin lahaa markii dhaqaala wadanku koray ee ay ahayd in wax loo qabto dekeda ayaa waxa dalkii ku degay ayax ooman oo bari ka soo guuray kaas oo aan loo hayn suntii lagu buun lahaa dabadeed waxay si dhaqso ah u madhiyeen dooga iyo nabaadkii dulka ka soo bixi maxa doog soo baxaa waaba laga qaxayaa xoolo daaqeenkii

 

 

W/Q Cali Guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews