berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Mujaahid Axmed Mire Maxamed Oo Muddo Badan Kadib Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Soodhawayn Balaadhan Oo Lagu Qaabiley
June 5, 2016 - Written by Berbera Today

Mujaahid Axmed Mire

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujahid Axmed Mire oo kamida mujaahidiint halganka dheer usoo galay dib u xoreynta dalka jamhuuriyada Somaliland oo muddo badan dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa saak si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalad hargeys ee caasimada dalka Somaliland.

 

Mujaahid oo shlay kasoo duulay magaalda London ayaa saaka xilli hore kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada hargeysa ee Cigaal Intenational Airport.

Waxana mujaahidka halkaais kusoo dhaweeyey boqolaal kamid bulshada casimada hargeysa, cuqaal waxgarad, dhalinyaro haween iyo waliba qaar kamida halgamayaashii usoo dagaalamay dib u xoreynta dalka Somaliland.

Mujaahid Axmed Mire ayaa bulshadii kusoo dhaweysay dalkiis hooyo uga mahadnaqay qabka loogu soo dhaweeyey isaga oo xusay inuu ad ugu faraxsan yahay inuu dib ugu soo laabto dalkiisa hooyo muddo badan kadib

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan 

https://www.youtube.com/watch?v=TEDEsBwBcAU

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews