Dawladda Sucuudiga Oo Xaaqiijisay Inay Caawa Bilatay Bishii Ramadaan.
June 5, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Sucuudiga Carbiya ayaa waxaa ay hadda si rasmi ah uga hadashey in ay bisha Barakeysan ee Ramadaan Curatey Iyo In aanay Curan.