berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Gabadh Suxufiyad Ah Oo Goor Dhaweyd Muqdisho Lagu Khaarajiyay Iyo Kooxdii Dilka gaystay Oo Fakatay
June 5, 2016 - Written by Berbera Today

sagal salaad

Muqdisho(Berberatoday.com)-Allaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta somaliya, gaar ahaan Waaxda Warbaahinta Qaranka ayaa goor dhaw kooxo ku hubeysan bustoolado ku dilay afaafka hore ee Jaamacadda Plasma oo ay dhigan jirtay.

Kooxaha falka geystay ayaa isla markiiba goobta ka baxsaday, waxaana Marxuumadda loo qaaday mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho.

Ciidamada amaanka ayaa iminka wada howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii falkaasi ka dambeeyay.

Wakaaladda Wararka SONNA oo ku hadasha afka Dowladda Somaliya, ayaa tebisay in ragga dilka gaystay ay wateen mooto bajaaj.

Sagal, ayaa korineysay carruur yar yar oo la dhalatay oo ay walalo yihiim, wixii ka dambeeyay markii ay hooyadood geeriyootay.

Inaa lillaahi Waa innaa Ilaahi Raajicuun 

ilaahay ha Unaxariisto Marxuumada qoyskeedii iyo aheladii ay kabaxdayna samir iyo imaan saadiqa haka siiyo

mrx

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews