berberatoday.com
Guddoomiyaha WADDANI Oo Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Hambalyo U Diray Shacabka Somaliland
June 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-uddoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga waddani C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, isagoo ku haddlaya magaciisa ka golaha wakiilada somaliland iyo ka xisbiga WADDANI wuxuu dhammaal hambalyo u dirayaa guud ahaanba shucuubta islaamka meelkasta oo ay ku kala noolyihiin, gaar ahaan shacabka reer somaliland Dalka iyo Debadba, curashada bisha barakaysan ee ramadaan caawa oo bisha miilaadigu tahay 6/06-2016 curatay, halka ay bisha hijriga ahi ka tahay caawa 1-09-1437.

IIDA

 

Guddoomiyuhu wuxuu alle ka barayaya inuu bishan barakaysan ee Ramadaan khayrkeeda ina waafajiyo inagana yeelo kuwii ku camira cibaado suuba iyo camal saalixa, sanadkan sanadkiisana alle ha inagu gaadhsiiyo caafimaad qab iyo cimri dherar.

Dhanka kale guddoomiye cirro ayaa alle uga beryay inuu

caafimaad sareecana siiyo inta xanuusanaysa ee aan awoodin inay waajibka soonka gutaan, halka intii dhimatayna uu alle uga baryey inuu u rabi naxariistisii janotul Fardows uu ka waraabiyo.

Guddoomiye Cirro ayaa gunaanadkii ugu baaqay dhammaanba buslshada muslimiita ah ,gaar ahaana shacabka reer somaliland in ay ka faa’iidaystaan khayrka bisha barakaysan ee Ramadaan,waxaanu ugu baaqay in ay ka dheeraada wixii soonkooda wax yeelaya

Allaa Mahad Leh
Waaxda Warfaafinta Xisbiga WADDANI

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews