Ciyaar Yahanada Reer Somaliland Ee Ku Sugan Abkhazia Oo Lagu Marti Qaaday Inay Dhoolatus Cirka Ah Ka Qayb Galaan, Kuna Soo Bandhigay Arrin Cajiib Badan + (Sawiro )
June 7, 2016 - Written by Berbera Today
Abkhazia(Berberatoday.com)-Ciyaaryahanada Somaliland iyo masuuliyiintooda ayaa Bandhig la yaab leh kusoo bandhigay wadanka ay joogaan ee Abkhazia, waxaanay cirka kala soo degeen Calanka Jamhuuriyada Somaliland iyagoo baarashuut ku duulaya, xili ay ku gudo jiraan safarkooda soo guryo noqoshada ah.