berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Barnaamij Hordhac Ah Oo Ka Hadlaya Hantidii Qaranka Ee Xukumada Madaxweyne Siilanyo Xaraashtay Mudadii Ay Hogaaminaysay Dalka Iyo Balan Qaadyadii Madaxweyne Siilanyo Ee Aan Hirgalin
June 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Barmaamijka Xog Iyo Xaqiiq Waa Barmaamij aynu ku falanqayndoono mudo xileedkii madaxwayne siiilaanyo ee xiligan ku dhow gabo gabo inaga oo barnaamijkan ku qaadaa dhigi doono  sidii ay xukuumadiisu u maamushay  hantida qaranku masuulka uga  yahay  umada inaga oo si toosa u abaari doona Hantida danta guud ee umada ka dhexeeya  sida guryihii Dawlada, goobaha waxbarashada, iyo qaybo kamida xafiisyadii dawladu lahayd oo dhamaantood Xukuumadan kulmiye ku badalatay Lacag,nidaam qaraaba kiil iyo ku raali galinta shaqsiyaad dano siyaasadeed laga lahaa.

sidoo kale barmaamijkan ayay ku lafa guri doonaa boobka hantida umada iyo doorka ay ku leeyihiin ganacsatada waawayn iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan

 

sidoo waxaynu ku lafa guridoonaan sifaha ay xukumadu u iibisay goobahan  iyo lacagta la kala siistay  magacyada xubanaha xukuumada ku jira ee iyagu hantidii umada ku iibsaday isla hantdii qaranku wada lahaa .

 

Xigasho Wajaalenews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews