berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waftigii Dalka Isutaga Imiraatka Carabta Ugu Maqnaa Soo Dhamaystirka Wajigii Labaad Ee Heshiiska Dekeda Berbera Oo Dalka Kusoo Laabtay Iyo Heshiiskii Oo Wali Qabyo Ah+Maareya Cali Xoorxor Oo Sheegay In Deked Cusub La Dhisi Doono Tii Horena Sideeda Loo Dayn Doono
June 7, 2016 - Written by Berbera Today

wasiirada dHargeysa(Berberatoday.com)-Waftigani oo Maalmihii udanbeeyey ku Sugnaa wadanka isku Taga imaaraadka Carabta Halkaasi oo ay ujeegeen taabo galinta wajigii labaad ee Heshiiskii Dhawaan ay Xukuumada Somaliland ay la Sexeexatey Shirkada Dp wolrd ee Maalgashanaysa Dekada Berbera Waftiga oo ka koobnaa wasiirada Madaxtooyada Maaliyada Arimaha Dibada iyo Maareeyaha Marsada Berbara ayaa Subaxnimadii Hore ee saaka Kusoo laabtey Dalka waxaana Ugu horeyn halkaasi uga Warbixiyey Bahda saxaafada Maareyaha Dekada Berbera Eng Cali Cumar Maxamed Cali Xoor Xor Isagoo sheegay in Heshiiska Qodobadii ugu Muhiimsanaa lagu Guuleystay Eng Cali Xoor Xoor waxaa uusheegay in Mudo Sanad Gudihii lagu Dhisi Doono Dekad Cusub hase yeeshee Maareyaha Dekeda berbera muu sheegin xiliga heshiiskaasi dhaqan galayo waxse uu xusay in wali qodobadii qaarkood aan wali la dhamaystirin oo hadhsan yihiin sida hadalkiisa ka muuqatay sidoo kalena lama sheegin xiliga la dhamaystirayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

Cali xoor

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews