Dhacdooyina Lagu Xasuusan Doono Maxrxuum Maxamed Cali Kalaay”Maxaabiis Mareykan Ah Oo Lagu Qabtay Dagaalkii Kuweyt Oo Uu Kasoo Daayay Madaxweynihii Ciraaq Sadaam Xuseen Sanadii Sagaashamaadkii
June 7, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dgacdooyinka layabka lahaa ee lagu xasuusan doono Boqorkii feedhka aduunka Marxuum Maxamed Cali kalaay waxa kamida ahaa inuu Madaxweyne Sadaam Xuseen kasoio daayay sanadii 199o Maxaabiis Maraykan ah oo dagaalkii Kuweyt ay Ciraaq ku qabatay
Waa Maxamed Cali Kalaay Alle Ha u Naxariistee oo la Sawiran Maxaabiis Maraykan ah oo lagu qabtay Dagaalkii Kuwayt ee uu Sadaam Xuseen Ku qaaday 1990 Oo uu isagu ka Soo Daayey Sadaamna ka Ogolaaday Sii Dayntooda Ilaahow u Naxariiso Maxamed Cali Iyo Sadaam Xuseen Majiid Labadoodaba Aduun wax lagu Daalo Maaha Alla Maxaa Ragg Geesiyaal ah Ka tagay