berberatoday.com
Guddoomiyihii Hore Ee Maxkamadda Sare Somaliya Oo La Sheegay Inuu Dajiyey Shax Uu Somaliland Ugu Soo Guryo Noqonayo
June 7, 2016 - Written by Berbera Today

Caydiid Ilka Xanaf Oo Dhowaan Uun Xilka Laga Qaaday Ma Ka Mid Noqon Doonaa Siyaasiyiinta Ka Soo Xamaasha Muqdisho Ee Marka Dambena Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyo??

Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii hore ee maxkamadda Somalia Caydiid Cabdillaahi Ilka Xanaf ayaa la sheegay inuu maagan yahay qorshhe siyaasadeed uu shaxdiisa dejiyey oo uu ugu soo laabanayo Somaliland.

XANAF

 

Sida ay qortay warbaahinta dalka Somalia Caydiid Cabdillaahi oo dhowaan uun xilkaas laga qaaday ayaa bilaabay inuu ka shaqeeyo sidii uu markale ugu soo laaban lahaa Somaliland oo uu asal ahaan ka soo jeedo.

Caydiid Ilka Xanaf ayaa ka mid ah siyaasaiyiinta Somaliland ka soo jeeda ee u shaqo doonta Somalia iyagoo ku andacoonaya inay metelayaan beelaha Somaliland waxaana dhawr jeer la isku dayay in laga qaado xilka uu Muqdisho ka hayay balse maysan suurogalin. ugu dambayna bishii hore ayuu Xasan Sheekh Maxamuud xilkaasi ka xayuubiyey waxaana uu booskiisa ku bedelay garyaqaankii guud ee Somaliland Ibraahim Iidle Saleebaan oo isaguna todobaadyo ka hor uun iska casilay xilkii uu Somaliland ka hayay.

Inkastoo aan wararka la xaqiijin karin ayaa hadana haddii uu qorshahana u dhaco sida ay u sheegtay warbaahinta Xamar waxa uu ka mid noqon doonaa siyaasiyiinta wakhti badan ku soo qaata Somalia marka dambena dalka lagu soo dhaweeyo taasoo dhaawac ku ah milgaha qarankan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews