berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Oo Cambaareysay Xadhiga Afhayeenka Ururka Muwaafiqo
June 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa si kulul u Cambaareysay xadhiga Xukuumadda Somaliland  ay kula kacday Afhayeenkii Ururka Muwaafiqo Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi oo kamid ah guddida qaban-qaabada shirka Beesha Ciise Muuse, kaasoo caawa Ciidamada Aamaanku Xabsiga u taxaabeen.

rooda

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa Xukuumadda ku siffeysay mid aan laga xidhin shadaadiinta, Gudoomiye Rooda oo arrimaha ka hadlaya waxa ay yidhi.

’’arrintaa inaanka ee caawa dhacday waa mid aan la fillay, maadaama oo Bishi Ramadaan aynu ku jirno, waxanan leeyahay malaha Xagga Xukuumadda shadaadiintiiba lagama xidhin. Sidaan daraadeed waxan ugu baaaya xukuumadda inay deg-deg xoriyadiisa ugu soo celiso Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi.

Waxanan u mallaynayaa sababta xadhiga imika Keentay inay tahay cadho ka kacday Guuldaradii kasoo gaadhay wareejinta Dekedda, oo ay ku fashilmeen qolodan Lacagta u waashay’’

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews