Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Taariikhda Markii Ugu Horeysay Ka Gar-Naqday Muran Ka Taagna Magac Warbaahineed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa taariikhda markii kowaad waxaa ay ka gar-naqday Magac Warbahineed oo ay ku murmeen laba dhinac oo kala ah Galool Magazine Iyo Galoolmedia.net .
Dacwadda Magacan oo socotay muddo ayaa maanta waxaa ay maxkamadda gobolka Maroodijeex ka soo saartay xukun kama danbees ah .