berberatoday.com
Xukumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Afhayeenkii Urur Dhalinyaro Oo Dhawaan Uu Sameeyay Mulkiilaha HCTV Farxaan Xaaji Cali
June 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliiska Magaalada Hargeysa Ayaa Goordhaweyd Xabsiga u Taxaabey Afhayeenkii ururka Dhalinyarada Muwaafaqo ee Beesha Gobolka Saaxil Aqoonyahan Nuuradiin Ilkacase, sida ay Goob joogayaal la soo xidhiidhay shabakada Mandheera ay u xaqiijiyeen.

nuuradiin

Abaaro 10:30 habeenimo ee caawa ayaa  Ciidamada Booliiska Magaalada Hargeysa Ay Masuulkan ka Xidheen Maqaaxi ku Taal Agagaarka Masjidka Ali Mataan oo uu Masuulkani ka Shaaheynayey, ilaa hadana lamo garanaayo sababta dhabta ah ee ka dambeysay Xadhiga Afhayeenka Ururka Muwaafiqo, balse ilo wareedyo Madaxbanaan ayaa Tibaaxey  in Xadhiga Masuulkan laga soo amrey Aqalka Madaxtooyada oo sida la sheegay ka Cadhooday Dood Maalintii Shaley aheyd ka dhacdey Hotel Kaah oo lagu lafo gurayey Heshiiska Maalgalinta Dekadda Berbera, islamarkaasina uu Masuulkani kamid ahaa dadkii ka Biyo diidey Heshiiskaasi dhaxal wareejinta ah ee Dekadda Berbera.

Si kastaba ha ahateen Xadhiga Masuulkan ayaa ku soo beegamaya Xili Xukuumada Madaxweyne Silaanyo ay ku socdaan Dhaqdhaqaaqyo Xoogan oo lagaga soo horjeedo Heshiiska dhaxal wareejinta Dekadda Berbera, kuwaasi oo ka socda Dalka.

 

 

 

 

Xigasho Mandheeranews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews