berberatoday.com
Akhriso Tobanka Waddan Ee Caalamka Ugu Saacadaha Badan Soonka + (Sawiro).
June 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maanta maalintii Sadexaad galay soonka  Bisha barakeysan ee Ramadaan oo umadaha Islaamka ee caalamka ku nool ay wada sooman yihiin.

s1

Hadaba waxaan qoraalkan idinkugu soo gudbineynaa tobanka wadan ee caalamka ugu saacadaha dheer soonka, waxayna kala yihiin sidan:-

1-Maraykanka: 16 saac & 22 daqiiqo

2-France: 18 saac & shan daqiiqo

3-Belgium: 18 saac & 31 daqiiqo

4-Britain: 18 saac & 44 daqiiqo

5-Canada: 19 saac & 15 daqiiqo

6-Sweden: 20 saac & 3 daqiiqo

7-Norwey: 20 saac & 7 daqiiqo

8-Germany: 20 saac & 11 daqiiqo

9-Russia: 20 saac & 23 daqiiqo

10-Iceland: 21 saac & 3 daqiiqadood.

Inta badan wadamadan ayaa waxaa ku nool Soomaali qurbajoog ah iyo muslimiin kale oo fara badan, waxaana bishii Shacbaan soo gaadhay gudaha dalka Soomaali badan oo ka timid wadamadan qaarkood iyagoo ka cararaya saacadaha dhaadheer ee soonka, waxayna dadkaas dib u laabtaan marka ay dhamaato bisha Ramadaan.
s2s3s4s5
s7s8
s10s11

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews