berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Ciidamada RRU-Da Oo Gurigoodii Ugu Daatay Kalana Baxay Cabdiqani Maxamed Farax Oo Kamida Ah Dhalinyaradii Dhawaan Ka Hadlay Heshiiska Dekeda Lagu Wareejinayo Oo Xukumadu Ugaadhsanaysay
June 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada ka hortaga Argagixisada ee RRU-da ayaa Caawa abaara 11kii habeenimo ugu daatay gurigooda Cabdiqani Maxamed Faarax oo kamida ururka dhalinyaro kasoo jeeda Deegaanka Gobolka saaxil oo dhawaan ka hadlay khaladaadka ka muuqda heshiiska ay Xuikumada Madaxweyne Siilanyo la gashay Shirkada DP World ee horumarinta Dekeda Berbera waxaana hore uixdhnaa oo xabsiga loo taxaabay tiraba shan dhalinyaro ah ooo kamida ahaa dhalinyarada kasoo jeeda Gobolkan Saaxil oo shirjaraa,id oo ay hargaysa Ku qabteen kaga hadlay heshiiskaa Xukumadu La gashay shirkadaas ee dhinaca horumarinta dekeda Berbera.

Cabdiqani Maxamed Faarax(Gacan)oo maalmihii udanbeeyay la raadinaayay ayaa waxa caawa gurigooda ugu daatay ciidamada RRU-da oo halkaas kala baxay waxaanu sheegay Walaalkii Casaawe Maxamed Faarax oo nala soo xidhiidhay in ciidamada guriga usoo daatay ay guud ahaan dadkii guriga joogay qori dabadii la dhaceen gurigiina burburiyeen

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews